DHEGEYSO:Baarsaabka Narok oo Kenyaanka ugu baaqay midnimo

0
422

Gudomiyaha ismaamulka Narok Patrick Ole Ntutu ayaa ku booriyay kenyaanka in ay sameeyaan mudaaharaad nabadeed
Mr Ntutu ayaa uga digay dibadbaxayaasha inay burburiyaan hantida dadweynaha.
Waxaa uuna ku baaqay in la ilaaliyo nabadda iyo midnimada dalka.