DHEGEYSO:Ismari-waa wali ka taagan aqalka Baarlamaanka hoose ee ismaamulka Machakos

0
437

Dibad-baxayaal ayaa maanta ay booliisku ka saareen aqalka baarlamaanka hoose ee dowlad deegaanka Machakos.
Dibadbaxayaasha ayaa doonayaa in shaqadooda dib loogu soo celiyo qaar ka mid ah wakiilada Machakos oo hawlahooda laga hakiyay.