Ducaale oo mas’uuliyiinta ugu baaqay midnimada dalka

0
252

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka dalka Aadan Barre Ducaale ayaa carabka ku adkeeyay muhiimada ay leedahay midnimada qaranka, isagoo ku booriyay Kenyaanka inay diidaan hoggaamiyayaasha sida uu hadalka u dhigay doonaya inay hurinaan qabyaalad, nacayb iyo colaad.
Ducaale oo saxaafadda la hadlay kaddib markii uu salaadda Ciidul-Adxa kula tukaday shacabka magaalada Gaarisa masaajidka Al-Abraar, ayaa sheegay in dalka uusan meel uga bannaanayn madaxdaas.
Ducaale ayaa sheegay in fursadaasi uu uga faa’ideystay inuu weerar afka ah ku qaado xisbiga cusub ee madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Rigathi Gachagua, isagoo sheegay inay ula jeedaan kala qeybinta dalka.
Cod