Qaramada Midoobay oo ka hadashay nafaqo darrada haysata carruurta Qaza

0
540

Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa ayaa sheegtay in tan iyo bishii Labaad ee sanadkan ay korortay tirada carruurta ee ay nafaqo darrada ku haysata marinka Qaza ee dalka Falastiin.
Waxay qaramada midoobay sheegtay in hadda ay nafaqo darro baahsan wajahayaan in ka badan 2,700 oo carruur ah.