Mzee Dubad Cali Camey oo ka mid ah odayaasha gobalka waqooyi bari ayaa ka hadlay mashruca biyaha ee laga dahfuray magalada madogashe deegaan barlamaanedka Lagdheera ee ismaamulka Gaarisa.
Waxaa uu mashruuca dahfurkiisa uga mahad celiyay barasaabka dowlad deegaanka Gaarisa Nadhiif Jaamac Aadan.