Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Degmada Diif ee Wajeer oo lagu wado in guddoomiye ku xigeen la...

DHAGEYSO:Degmada Diif ee Wajeer oo lagu wado in guddoomiye ku xigeen la geeyo

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Wajeer Fatuma Gedi Cali ayaa sheegtay in dadaal dheer ka dib dhawaaan guddoomiye ku xigeen matalaya dowladda dhexe la geyn doono magaalada Diif ee Koonfurta wajeer.
Waxay tani horseedeysaa in halkaas laga hirgeliyo mashaariic kale oo dhanka horumarka ah.
Mowlid Maxamad Shuuriye ayay Khadka taleefoonka ugu warrantay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments