DHEGEYSO:Eedeeyn loo jeediyay Senetarka ismaamulka Kericho

0
367

Barasaabka ismaamulka Narok Patrick Ole Ntutu ayaa eedeyn u jeediyay Senatorka ismaamulka Kericho Arone Cheruiyot, kaasi oo lagu eedeeyay in uu soo faragashtay shaqada ismaamulka Narok.
Ntutu waxa uu ka codsaday Cheruiyot in uu ka fogaado siyaasada dowlad deegaanka Narok.