Wararka Kenya DHEGEYSO:Darawalada basaska ee Mombasa oo cabanaya By star - May 21, 2025 0 249 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wadayaasha basaska ee ismaamulka Mombasa ayaa ka cabanaya baarkin la’aan ama inaysan heysanin meel ay baabuurta dhigtaan. Dhinaca kale Wadayaasha Mombasa-Nairobi-Kisumu ayaa loogu baaqay inay taxaddaraan iyagoo lagu eedeeyay shilalka dhaca. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/05/Darawalada-Mombasa.mp3