Madaxweyne ku xigeenka dalka Prof. Kithure Kindiki ayaa wacad ku maray in uu xoojin doono dagaalka ka dhanka ah kooxaha carqaladaynaayo beeraleyda kafeega, iyadoo dowladda ay sii wadayso xoojinta gacanteeda ku aadan hirgelinta dib u habeynta kafeega.
Kindiki oo ka hadlaay deegaanka Ndia ee ismaamulka Kirinyaga ayaa ballan qaaday in uu xoojinaayo meel marrinta sharciga kafeega iyo iskaashatooyinka ee sanadka 2025 dhowrka toddobaad ee soo socda, si loo helo maamul wanagsan oo laga helo bulshooyinka qaxwada iyo iskaashatooyinka oo beeralayda lagu dhacay tobanaan sano.