DHAGEYSO:Afhayeenka wasaaradda amniga Soomaaliya oo la magacaabay

0
356

Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha Xukuumada xilgaarsiinta Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa Cabdi Kaamil Macalin Shukri u magacaabay Afhayeenka wasaaraddaasi.
Wasiiru dowlaha wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya Farxaan Cali Axmed ayaa Shaaciyay magacaabista Afhayeenka wasaaradda oo Markii labaad Xilkaan loo magacaabay