Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Cayaaraha

Cayaaraha

Rasmi: Roman Abramovich oo go’aansaday inuu iska iibiyo kooxda Chelsea

Milkiilaha kooxda kubadda cagta Chelsea ee ka cayaarta horyaalka Ingiriiska Roman Abramovich oo u dhashay dalka Ruushka ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu...

Roman Abramovich oo iska wareejiyay kooxda Chelsea

Milkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich ayaa soo saaray qoraal rasmi ah uu ku caddeynayo inuu iska wareejiyay mas’uuliyadda maamulka kooxda Chelsea madaama uu ka...

AFCON:Ugu yaraan 8 qof oo ku dhintay isbuurasho ka dhacday garoonka kubadda cagta ee Cameroon

Ciyaartii tartanka qaramada Afrika ee xalay dhexmartay labada xul ee Cameroon iyo Comoros ayaa sababtay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo tiro badan, ka dib...

Boris Johnson oo cambaareeyay cunsuuriyad lagula kacay ciyartooy ka tirsan xulka qaranka Ingiriiska

Ra’iisul wasaaraha boqortooyada Ingiriiska Boris Johnson ayaa cambaareeyay faquuqa lagula kacay qaar kamid ah ciyaartooyda wadankiisa ku matasha kubbadda cagta ee kulankii xalay ee...

Cristiano Ronaldo oo ku soo laabtay kooxdiisi hore Manchester United

Cristiano Ronaldo oo ka mid ah laacibiinta ugu wanaagsan kubadda cagta adduunka ayaa dib ugu soo laabtay kooxda Manchester United. Waxaa uu laacibkani kula heshiiyay...

Eliud Kipchoge oo difaacday rikoorka Olimbikada

Eliud Kipchoge oo ka mid ah orodyahaanada dalka ayaa difaacday rikoorkiisi dhanka orotanka ee cayaaraha olimbikada. Sanadkii 2016-kii ayay ahayd markii uu helay guusha mar...

AKHRISO:War-saxaafadeedka ay kooxda Barcelona ku xaqiijisay in xiddigeedi Messi uu kooxda isaga tagay

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku xaqiijisay in uu ka tegay kabtankeedii Lionel Messi oo cimrigiisa oo dhan usoo ciyaarayay,...

Ramla Cali ku guuldarsatay tartankii cayaaraha olimbakada

Ramla Cali oo ah gabadha Soomaaliya ku mataleysay tartanka cayaaraha feerka Olombikada ee Tokyo ayaa looga adkaaday dhibco. Ramla ayaa waxaa ay is wajaheen gabar...

Talyaaniga oo ku guuleystay koobka Euro 2020

Xulka qaranka Talyaaniga ayaa ku guuleystay Koobka Euro 2020 iyagoo gool ku laadyo ku garaacay Ingiriiska oo taageereyaashiisii ee soo buux dhaafiyay garoonkooda Wembley.Talyaaniga...

Lionel Messi oo ugu dambeyn ka baxay abaartii koobab la’aanta ee wadankiisa Argentina

Xulka kubadda cagta ee Argentina ayaa 28 sano ka dib waxa ay ku guuleysteen Copa America iyaga oo Brazil oo koobkaan ilaalsaneysay uga badiyeen...

Spain Vs Italy Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Semi-final-ka Euro ee Caawa

Xulalka Italy Vs Spain ayaa isaga hor iman doona kulanka 1-aad ee Semi-final-ka tartanka Euro 2020 kulankaas oo ay labada xul u soo gali...

Chelsea oo markeedii labaad ku guuleystay koobka Champions League

Chelsea ayaa markeedii labaad ku guuleystay koobka Champions League ka dib markii ay si dirqi ah kaga adkaatay kooxda Manchester City, kulankii final-ka ahaa...
- Advertisment -

Most Read