Wararka ka soo baxaya Kulamo Saacadihii la soo dhaafay ay yeesheen Madaxda Soomaaliya iyo Xubnaha Beesha Caalamka ayaa waxay sheegayaan in la isla qaatay...
Xalay fiidkii ayaa xabsiga la dhigay laba ka mid ah weriyaasha ka hawl gala magaalada dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.Wariyaasha la xiray oo kala ah...
Wasiirka wasaarada Amniga Soomaaliya Xassan Xundumeey ayaa sheegay Inkastoo doorashada goobaha lagu qabanayo ay ka badan yihiin sidii hore hadana ay diyaariyeen ciidamo ku...
Ka dib markii toddobaadyadii la soo dhaafay deegaanada Maamulka Puntland ay ka jireen xaalado Sicir Barar ah oo saamayn ku yeeshay shacabka Qaybihiisa kala...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay dilalka aanooyinka qabiil ku salaysan ee maalmihii la soo dhaafay ka...
Recent Comments