Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

Ciidamo la kala dhex dhigay maleeshiyaad Galgaduud ku dagaalamay

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa xiisad colaadeed laga dareemayay degaanka Xananbuure ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo dhawaan dagaal geystay qasaare uu ku dhex-maray laba...

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in aysan aqbaleyn in dib loo dhigo dacwadda badda

Xilli dowladda Kenya Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ka codsatay in markii Afaraad dib loo dhigo dacwadda Badda ee kala dhaxeeysa Soomaaliya ayaa waxaa...

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo adkaynaysa in shirka wadatashigu ka dhaco magaalada Garoowe

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa weli ay ku adkeysaneysaa in Shirka wadatashiga doorashooyinka ee uu ku baaqay Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo lagu qabanayo Magaalada...

Golaha midowga musharixiinta oo ku baaqay in la qabto shir deg deg ah

Golaha Midowga Musharixiinta ayaa ku baaqay in la qabto shir deg deg ah oo looga hadlaayo xaaladca siyaasadeed ee dalka Soomaaliya.Warsaxaafadeed ka soo baxay...

DHAGEYSO:Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo maanta baarlamaanka hortagay

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble ayaa Maanta wuxuu hortagay Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuuna la wadaagay waaxqabadka Xukuumadda ee boqolkii Maalmood ee...

Ciidamada booliska Somaliland oo howlgalo dad lagu qabtay fuliyay

Ciidamo ka tirsan booliska Soomaliland ayaa lagu soo waramayaa inay Xalay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaasoo bilihii...

Golaha amaanka ee QM oo war ka soo saaray xaaladda Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midobay ayaa soo dhaweeyay shirka madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, uu ku baaqay in bartamaha bishan ay madaxda dowladda federaalka...

Hoggaamiyaasha maamullada Puntland iyo Jubbaland oo dalbaday in Muqdisho lagu qabto shirka uu MD Farmaajo ku baaqay

Iyadoo xalay Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Farmaajo uu shir isugu yeeray Madaxda dhexe,Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, ayaa Hogaamiyeyaash Maamulada Puntland iyo Jubbaland waxaay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku baaqay in shir la isugu yimaado Garoowe

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamad Cabdullaahi Farmaajo, ayaa madaxda dowlad goboleedyada ugu baaqay in 15-ka bishaan shir la isugu yimaado magaalada Garoowe ee maamul goboleedka Puntland.Shirkaan...

DHAGEYSO:In ka badan 200 oo ah haweenka Guriceel oo laga burburiyay meelo ay ku ganacsanayeen

Ku dhawaad saddex boqol oo haween ah ayaa laga burburiyey miisaskii ay ku ganacsan jireen ka dib markii taliska booliiska saldhiga Guriceel oo ciidamo...

Howlgalo laga sameeyay buuraleyda Puntland

Ciidamada PSF-ta Maamulka Puntland ayaa lagu soo warramayaa inay howlgalo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ka fuliyeen degaanada Muguc iyo Ceel Onkod ee buuraha...

Golaha amaanka ee QM oo maanta ka shiraya xaaladda Soomaaliya

Waxaa maanta la filayaa in Golaha Ammaanka ee Jimciiyadda Qarumaha ka dhexaysa ay kulan aan caadi ahayn ka yeeshaan xaaladda Siyaasadda dalka Soomaaliya.Kulankaan oo...
- Advertisment -

Most Read