Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

Madaxweyne Farmaajo iyo beesha caalamka oo maanta kulan yeelanaya

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo sabti ah waxaa la filayaa in Xarunta Madaxtooyada uu kulan kula qaato Wakiillada Beesha...

Shirkii ay ku baaqeen Puntland iyo Jubbaland oo baaqday iyo sababta

Madaxda Dowlad Goboleedyada Puntland & Jubbaland ayaa maalin ka hor waxaa ay ku baaqeen in la qabto shir deg deg ah 30-ka bishaan oo...

DHAGEYSO:Duqa Muqdisho oo soo dhaweeyay saxiixa madaxweynaha ee matalaadda gobolka Banaadir

Kadib markii uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo saxiixay qaraarka Qeexaya 13 kursi ee gobolka Banaadir ku yeelanayo aqalka sare ayaa waxaa soo dhaweeyay...

DHAGEYSO:Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo la dardaarmay ciidamo lagu qabta dagaalkii Beledxaawo

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo la kulmay dhallinyaradii lagu qabtay Dagaalkii ka dhacay degmada Beledxaawo ayaa sheegay inay ciidamadaas lasiinayo tababarro...

DHAGEYSO:C/rashiid Janan oo ku hanjabay dagaal lagu qaadayo gobolka Gedo gaar ahaan degmada Beledxaawo

Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan oo warbaahinta la hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaalkii dhexmaray Ciidanka uu Hogaaminayp iyo Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya...

DHAGEYSO:Maamulka gobolka Gedo oo faahfaahin ka bixiyay booqashada ay gobolkaas ku tageen mas’uuliyiin dowladda dhexe ka tirsan

Guddoomiyaha Gobolka Gedo Ayaa Wuxuu faahfaahin kabixiyay booqashadii wafdiga wasiirada ahaa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka socday kuwaas oo shalay gaaray gobolka Gedo si...

DHAGEYSO:Madaxweynaha Soomaaliya oo saxiixay xubnaha aqalka sare ku matalaya gobolka Banaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir...

Wafdi dowlada Dhexe ka socda oo gaaray gobolka Gedo

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa waxay Maanta gaareen degmada Dooloow ee gobolka Gedo, iyadoo halkaasi...

DHAGEYSO:Deegaanka ceeldheere ee gobolka Galgaduud oo barakaca laga soo sheegayo

Kadib markii Ururka ALshabaab uu mudooyinkii danbe culeeys dhanka amniga ah soo saaray deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya oo maamulka galmudug...

Madaxweynaha Maamulka Hirshaebelle oo Maanta Jowhar Dib ugu laabtay

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahaan ku sugnaa Magaalada muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa Maanta waxay dib ugu...

Dowlada Soomaaliya oo soo saartay Warbixin la xiririta Xaaalda Cudurka Corona

Wasaarada Caafimaadka dowlada Fedraalka Soomaaliya ayaa 28 January 2021 Maanta Waxay soo saartay Xaaladihii ugu danbeeyay ee gudaha Soomaaliya laga Xaqiijiyay iyo deegaanada ay...

DHAGEYSO:Kulan looga hadlayay Qatarta Lacag dhaqista oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

Kalan ay isugu yimaadeen Masuuliyiinta ka howlgala shirkadaha maaliyada Madaxabanaan ee Soomaaliya loogana hadlayay halisaha ka dhalan kara dhaqdhaqaaqa Maaliyada iyo Danuubka lagu galo...
- Advertisment -

Most Read