Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

DHAGEYSO:DFS oo beenisay in ciidamo soomaali ah lagu dilay Itoobiya

Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa si adag u beenisay warar Maalmihii la soo dhaafay Warbaahinta qaarkood ay baahiyeen ee ahaa in qaar kamid ah dhallinyaradii...

DHAGEYSO:Wasiirka cadaaladda oo ku guulaystay inuu dib u mideeyo hooyo wiilkeedu in muddo ah xirnaa

Wasiirka wasaaradda Cadaaladda dowladda Federaalka Soomaaliya C/qaadir Maxamad Nuur ayaa ku Guulaystay inuu dib u mideeyo Hooyo Luuleey Cismaan Xasan iyo Wiilkeed Xasan Cali...

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay go’aan adag qaadanayso hadii aysan ku qancin guddi IGAD ka socday

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/risaaq Abuubakar ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya hadii aysan ku qancin...

DHAGEYSO:Guddoomiyaha shaqaalaha dowladda oo faahfaahiyay marxaladihii shaqaalaha dowladda Soomaaliya soomaray

Guddoomiyaha guddiga shaqaalaha rayidka ah ee dowladda Fedraalka Soomaaliya Xasan Abshirow ayaa faahfaahin ka bixiyey marxaladihii ay soo mareen shaqaalaha rayidka ah ee dowladda...

Diyaarad gargaar sida oo degmada Xudur ka degtay

Diyaarada sida gargaar Noocyow kala duwan kana baxday Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta waxay ka degtay degmada Xudur ee Xarunta Gobolka...

DHAGEYSO:Manhajka waxbarashada Soomaaliya oo laga shiray

Shirka looga hadlayay dib u-eegista manhajka waxbarashada dugsiyada hoose iyo dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa lagu soo gaba gabeeyey magaalada Muqdisho.

DHAGEYSO:Galmudug oo ku dhawaaqday dagaal saf ballaaran ah oo Shabaab ka dhan ah

Wasiirka Amniga Gudaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug iyo mas’uuliyiin kale oo labadii todobaad ee la soo dhaafay ku sugnaa deegaanno hoos-taga degmada Hobyo...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay dagaal Shabaab ka dhan ah

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa kulan looga hadlayey Dar-Dar gelinta Xaqiijinta Amniga iyo Dib ufurida Waddooyinka ay Go’doomiyeen Al-Shabaab ee Gobolka Bakool waxa...

Taliska Maraykanka oo sheegay inay sii wadayaan howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab

Taliska militariga Maraykanka ee qaaradda Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa xaqiijiyey in la dhammaystiray bixitaankii ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya.Afhayeenka AFRICOM Gaashaanle Sare Christopher...

DHAGEYSO:Puntland oo bilowday socodsiinta lacagta shilin Soomaaliga ah

Maamulka Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal ayaa bilaabay qorsho lagu socod siinayo isticmaalka lacagta Shillinka Soomaaliga oo waayihii dambe laga diidanaa degaano badan...

DHAGEYSO:Soomaaliya qorshaha dhowrista xaquuqda carruurta oo laga shirayo

Faadumo Maxamad Cali Agaasimaha Waaxda Carruurta ee Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul insaanka Xukuumadfa Fedrraalka Soomaaliya ayaa faahfahain waxay ka bixisay shir la qorsheeyay inuu...

Milatariga Soomaaliya oo sheegay inay burburiyeen goobo Shabaabku qaraxyada ku diyaarin jireen

Taliyaha qeybta 27aad Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal Maxamed Axmed (Tareedisho) ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen guutada 3aad ururka 19aad ee...
- Advertisment -

Most Read