Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

DHAGEYSO:Qareenada barasaabka Wajeer oo aan ku guulaysan inay gudbiyaan amar ka soo baxay maxkamadda

Qareenka matalaya barasaabka ismaamulka Wajeer Maxamad Cabdi Maxamuud oo lagu magacaabo Ndegwa Njiru iyo Mwangi Ndegwa oo u doodaya shacabka dhalasho ahaan ka soo...

Wakiillada ismaamullada dalka oo beeniyay in ay ansaxiyeen nuqullo kala duwan oo ku saabsan BBI

Ururka golayaasha ismaamullada dalka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in wakiillada dowlad deegaannada kala duwan ee Kenya ay ka doodeen sidoo kalena ansaxiyeen...

DHAGEYSO:Mid ka mid ah culimaaudiinka Garissa oo ku baaqay roob doon

Guddoomiyaha dalladda hoggaamiyaasha muslimiinta ee NAMLEF laanteeda Garissa sidoo kalena ka mid ah culimaaudiinka ismaamulkaas Sheekh Xasan Cabdullahi Cameey ayaa ku baaqay in gobolka...

Baarlamaanka oo yeelanaya kal-fadhi ku saabsan BBI

Golaha qaran ee xeer dejinta iyo aqalka sare ayaa la filayaa in maalmaha Arbacada iyo Khamiista ee toddobaadkan ay yeeshaan kal-fadhiyo ku saabsan qorshaha...

Wakiillada golaha hoose ee Wajeer oo berri yeelanaya kal-fadhi xilka looga qaadaya barasaabka ismaamulkaasi

Wakiillada golaha hoose ee ismaamulka Wajeer ayaa wacad ku maray in berri ay yeelanayaan kal-fadhiga la qorsheeyay ee ku aaddan xilka qaadista barasaabka dowlad...

DHAGEYSO:Faahfaahin caafimaad oo ku saabsan waxyaabaha sababo is-dilka

Xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa waxaa ku soo badanaya dadka is-dilaya ama isciijiya taas oo walaac uu ka dhashay.Maxamad Baaruud Xuseen oo nooga soo...

Isku shaandheyn lagu sameeyay booliska dalka.

Waaxda qaran ee adeegga booliska ee NPS ayaa isku shaandheyn ku sameysay ciidamada ammaanka.Isbeddelladan oo lagu dhawaaqay maanta ayaa saameynaya in ka badan 260...

In ka badan 30 da’ayar ah oo lagu xiray Homa Bay

Saraakiisha booliska ee ismaamulka Homa Bay ayaa xabsiga u taxaabay 36 da'ayar ah oo la qabtay xilli ay ku caweynayeen guri ku yaalla tuulada...

Kenyaanka ku sugan India oo lagu wargeliyay in ay is diiwaangeliyaan

Safiirka Kenya ku matalo dalka India Willy Bett ayaa muwaadiniinta halkaasi ku sugan ku wargeliyay in ay is diiwaangeliyaan .Kenyaanka ku nool wadankaas ayaa...

DHAGEYSO:Dadweynaha xaafad ka tirsan Neboi oo ka cabanaya barakicin

Shacabka ku nool xaafadda Eriley ee deegaanka hoose ee Neboi ee ismaamulka Mandera ayaa ka cabanaya in dhulka ay degan yihiin laga barakicinayo waxayna...

DHAGEYSO:Madaxda waqooyi bari oo laga dalbaday in ay xalliyaan macallin yarida jirta

Guddoomiyiha guddiga suuq gaynta xoolaha nool ee dalka Dubat Cali Camey ayaa madaxda Gobolka Waqooyi Bari ugu baaqay inay wax ka qabtaan macallimiin yarida...

Dowladda oo sheegtay in ay qorsho u dejisay qurba-joogta dalka

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa sheegay in maamulka talada haya ee Jubilee uu billaabay qorsho arrimaha horumarka looga qayb gelinaya qurba joogta...
- Advertisment -

Most Read