Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

Isbeheysiga Azimio oo maanta ololihiisa geynaya Garissa

Waxaa uu qorshuhu yahay in ku xigeenka musharraxa madaxweyne ee isbeheysiga Azimio La Umoja Martha Karua ay maanta gaarto ismaamulka Garissa. Karua ayaa maalmihii ugu...

DHAGEYSO:Wareysi: Abwaan duruufo ku wajahaya Dadaab

Xeryaha qaxootiga ee Dadaab ee ismaamulka Garissa waxaa ku nool abwaano iyo fanaaniin barisamaadkii xilligii ay Soomaaliya jogeen qadarin iyo maamus wanaagsan ku dhex...

DHAGEYSO:Martha Karua oo isku soo bax ku qabatay Laikipia

Martha Karua oo 16-kii bishan loo magacaabay ku xigeenka musharraxa madaxweyne ee isbeheysiga Azimio Raila Odinga ayaa isku soo bax siyaasadeed ku qabatay dowlad...

Dowladda oo xisaabiyaasha ka codsatay inay ka caawiyaan la dagaalanka musuqmaasuqa

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiangi ayaa khuburrada dhanka xisaabaadka u xaqiijiyay in dowladdu ay ka badbaadin doonto bartilmaameedsi haddii ay...

Nairobi: Aabbo xabsi daa’in lagu xukumay ka dib markii uu muddo 5 sano ah faraxumeynayay gabadhiisa

Maxkamadda Makadara ee magaalada Nairobi ayaa xukun xabsi daa’in ah ku riday nin 64 sano jir ah, ka dib markii lagu helay dambi ah...

Maxkamadda Mombasa oo go’aan ka gaaraysa arrin khuseysa Mike Sonko

Maxkamadda sare ee dalka laanteeda ismaamulka Mombasa ayaa la filaya inay go’aan ka soo saarto in barasaabkii hore ee Nairobi Mike Sonko uu ka...

11 xubnood oo loo xilsaaray u ololeynta Azimio

Musharraxa madaxweyne ee isbeheysiga Azimio-One Kenya Raila Odinga ayaa soo bandhigay guddi ka kooban 11 xubnood oo uu doonaya inay hoggaamiyaan ololihiisa siyaasadeed. Waxay ka...

Koome:Kuma talin in ardayda la garaaco

Madaxa cadaaladda dalka garsoore Martha Koome ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay wararka sheegaya inay taageersan tahay in la soo celiyo garaacidda ardayda . Waxay...

Wasaaradda caafimaadka oo sheegtay in sigaarka iyo tubaakada aan lagu xayaysiin karin baraha bulshada

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa sharci darro ku tilmaantay in badeecooyinka sigaarka iyo tubaakada lagu xayaysiiyo baraha ay bulshada ku wada xiriirto. Waxaa arrinkan shaaca...

Maamulka NMS oo dib u dhigay isticmaalka boosteejada mataatuuda ee Green Park

Maamulka ay dowladda dhexe u xilsaartay bixinta qaar ka mid ah adeegyada bulshada ee ismaamulka Nairobi ee NMS ayaa dib u dhigay wakhtiga ay...

Xisbiga Wiper oo doonaya inuu markale ku biiro isbeheysiga Azimio

Xisbiga Wiper ayaa sheegay in ay go'aansadeen in ay la shaqeeyaan isbehaysiga Azimio La Umoja-One Kenya iyadoo wada shaqeyntuna noqoneyso mid wadahadal qaabeysan ku...

Warbixin:Nairobi oo laga diiwaangaliyay tirada ugu badan ee dadka qabo xanuunka AIDs-ka

Warbixin dhawaan la soo saaray oo lagu qiimeynayay heerka cudurka HIV ee dalka ayaa shaaca looga qaaday in ismaamulka Nairobi ay ku nool yihiin...
- Advertisment -

Most Read