9 qof oo isku qoys ah oo lagu dilay Qaza

0
389

Ciidamada militariga ee Israa’iil ayaa Marinka Qaza ee dalka Falastiin ka fuliyay weerarro ay ku bartilmaameedsadeen guriyo la deggan yahay , xarumaha dadweynaha iyo kaabayaal muhiim ah.
Waxaa halkaasi lagu dilay ugu yaraan 9 qof oo hal qoys ka wada tirsan.
Dadkan ayaa lagu weeraray xerada qaxootiga ee Nuseirat.