DHAGEYSO:Xildhibaanka Bariga Wajeer oo xariga ka jaray dugsi sare

0
177

Mudanaha deegaan baarlamaneedka Bariga ismaamulka Wajeer Qareen Aadan Daa’uud ayaa xariga ka jaray dugsiga sare ee Shucubloow.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray.