DHAGEYSO:Wasiiradda horumarinta deegaannada ASALS oo lagu buuqay

0
210

Wasiiradda wasaaradda jaaliyadda bariga Afrika ee EAC, deegaannada oomanaha ee ASALs iyo horumarinta gobollada ee dalka Peninah Malonza ayaa waxaa ku buuqay ama ku ooriyay dad ka qayb galayay munaasabad aas ah oo ka dhacaysay Bariga ismaamulka Kitui.
Tani ayaa timid ka dib markii ay sheegtay in madaxweynaha dalka William Ruto uu fahansan yahay sicir bararka nololeed ee jira oo uu caqabaddan la tacaalaya.