DHAGEYSO:Wakiilka deegaanka hoose ee Township ee Wajeer oo ka hadlay arrimaha nadaafadda

0
164

Wakiilka laga soo doortay deegaanka hoose ee Township ee ismaamulka Wajeer ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in biyo iyo wasaq ka soo baxday godka wasaqda lagu qubo ee magaalada Wajeer ay gudaha u soo galeen xaafadaha tani oo qayb ka ah saameynta daadadka.
Waxaa uu dowladda hoose ee ismaamulka Wajeer ugu baaqay inay arrinkan si degdeg ah wax uga qabato ka hor inta aynan halkaasi ka dillaacin cudurrada ka dhasha nadaafad darrada.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan dhameystiraya.