Maamulka masjidka Siraju-Diin ee ku yaalla xaafadda Xagar ee degmada Bangal ee ismaamulka Tana River ayaa codsanaya dhismaha masjidkaasi.
Waxaa arrintan faahfaahin ka bixiyay guddiga masjidka, odoyaasha iyo Culimaaudiinka degmadaasi.
Si aad qayrkan uga qayb qaadatid la xiriir nambarka ah 0713299937