Waxaa ismaamulka Mandera lagu qabtay shir saddex geesood ah oo looga hadlayay amniga iyo is dhexgalka bulshada oo u dhaxeeyay dalalka dariska ah ee Kenya , Soomaaliya iyo Itoobiya.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa faahfaahinta qodobkan Mandera ka soo diray.




