Caalamka 7 ka mid ah ciidamada Israa’iil oo weerar lagu dhaawacay By star - November 13, 2023 0 204 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa lagu soo warramayaa in weerarro ay ka dhaceen xadka Lebanon iyo Israa’iil. Wararka ayaa intaasi ku daraya in weerar ay gaysatay kooxda Xisbullah lagu dhaawacay 17 qof oo 7 ka mid ah ay yihiin ciidamada qalabka sida ee Israa’iil.