Shaqaalaha goobta loo dalxiis tago ee ee magaalada Watamu ee waqooyiga ismaamulka Kilifi ayaa maalintii labaad shaqo joojin ku jiro.
Tani ayaa ku soo aadeyso ka dib markii wadayaasha doomaha ay shaqo joojin sameeyeen.
Waxaa ay ka cabanayaan dib u dhac ku yimid lacagihii ay qaadan jireen.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shaqaalaha doomaha ee goobta loo dalxiis tago ee Watamu oo shaqo joojin...