Hal qof ayaa la xaqiijiyay inuu dhintay halka ugu yaraan 8 qof haatan laga daweynaya dhaawacyo soo gaaray ka dib markii uu isqabqabsi dhul la xiriiro uu ka dhacay mid ka mid ah tuulooyinka Galbeedka ismaamulka Wajeer.
Guddoomiye xaafadeedka goobta dhacdadan laga soo tabiyay ayaa u warramay wariye Cabdiraxmaan Mucaawiye.