DHAGEYSO:Xerada IFO oo lagu qabtay xafladda sanadguurada 39-aad ee ururka ONLF

0
245

Waxaa xerada qaxootiga ee IFO lagu qabtay munaasabad lagu xusayay aas-aaska ururka ONLF, iyadoo xafladdan ay soo qaban qaabisay jaliyad ka soo jeeda dowlad deeganka Soomaalida Itoobiya.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya