DHAGEYSO:Dibadbaxyo ka dhacay Mombasa

0
235

Ciidamada booliiska ee ismaamulka Mombasa ee gobolka Xeebta ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa ku kala eryay dad ka qayb qaadanayay dibadbaxyo halkaasi ka dhacay.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.