DHAGEYSO:Tartan Quraan oo lagu soo xiray IFO

0
145

Waxaa xerada qaxootiga ee IFO lagu soo gabagabeeyay tartan Quraan oo in muddo ah halkaasi ka socday ayna soo qaban qaabisay mid ka mid ah dalladaha maamulo macaahidda diimeed ee IFO.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan noo soo diray.