Qoyska hooyo ku xanuunsan xerada qaxootiga ee Dhagaxleey oo sida la sheegay ay madaxa buro uga taallo xaaladeeda caafimaadna wax looga qaban waayay gudaha xeryaha kana soo jeedda qoys danyar ah ayaa bulshada ka codsaday inay ka caawiso sidii bukaankan loogu heli lahaa daryeel.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray.
Si qoyskan loo garab istaago waxaa lagala xiriiri karaa nambarka taleefoonka ee ah 0703453493