6 qof oo ku dhintay toogasho ka dhacday Maraykanka

0
551

Ciidamada booliska ee Maraykanka ayaa laga soo xigtay in 6 qof ay dhinteen halka ugu yaraan 10 kalena ay dhaawacmeen ka dib toogasho laga gaystay magaalada Sacramento ee gobolka California.
Saraakiisha ammaanka aya raadinaya eedeysanayaasha falkaasi ka dambeeyay.