Caalamka 6 qof oo dheeraad ah oo gaajo ugu dhintay Qaza By star - August 3, 2025 0 406 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasaaradda caafimaadka ee Qaza ayaa sheegtay in 6 qof oo dheeraad ah ay halkaasi gaajo iyo nafaqo darro ugu geeriyoodeen. Tani ayaa tirada dadka ee Qaza ugu dhintay macluusha ka dhigaysa 175 ruux. Waxaa dadkan ka mid ah 93 carruur ah.