6 eedeysanayaal oo argagixisanimo loogu xiray Meru

0
776

Saraakiisha waaxda dambi baarista ee DCI-da ee degmada Katheri oo ka tirsan ismaamulka Meru ayaa gacanta ku dhigay 6 eedeysanayaal.
Shakhsiyaadkan ayaa lagu tuhmayaa ka mid ahaanshaha Al-Shabaab.
Wararka ayaa intaasi ku daraya inay dhalasho ahaan ka soo jeedaan dalka Itoobiya oo aynan ku hadli karin luuqadaha Ingiriiska iyo Sawaaxiliga.
Tuhmanayaasha ayaa hadda ku jiro saldhigga booliska ee magaalada Nanyuki oo baaritaano dheeraad ah lagu sameynaya.