Kenya iyo bangiga adduunka oo mashaariic iska kaashanaya

0
401

Dowladda Kenya ayaa sare u qaadi doonto iskaashiga kala dhexeya bangiga adduunka.
Tani ayaa looga gol-leeyahay in maalgelin ku filan loo helo mashaariicda sida tooska ah u taabanaya nolosha kenyaanka.
Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in maamulkiisa uu ka shaqeynaya sidii maalgelin loogu heli lahaa hal-abuurka.
Arrintan ayuu sheegay xilli uu Maraykanka kula kulmay madaxa bangiga adduunka David Malpass.