Ugu yaraan 51 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada Israa’iil ee Gaza maanta, sida ilo-wareedyo isbitaal ah ay u sheegeen warbaahinta.
Dadka dhintay waxaa ka mid ah 27 qof oo lagu dilay magaalada Gaza ee dagaaladu halakeeyeen.
Dagaalka Israa’iil ee Qaza waxa lagu dilay ugu yaraan 65,549 qof, waxaana ku dhaawacmay 167,518 tan iyo bishii Oktoobar ee sanadkii 2023.