Alle ha u naxariistee 42-qof oo doonayay inay soo Cumraystaan ayaa ku geeriyooday shil Baabuur oo ka dhacay meel u dhow Madiina Al Munawarrah taasoo keentay geerida tiro badan oo xujey ah.
Baabuurka Shilka sababay oo ahaa Bus ku dhacay gaari kale ayaa ka yimid Makka kuna sii jeeday Madiina, waxaana saarnaa muslimiin badan oo ka yimid Magaalada Haydarebad ee Dalka Hindiya.




