Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa sheegay in 39 bilyan oo loogu talagalay sanduuqa horumarinta batroolka ee dalka si loo dhimo qiimaha shidaalka , in loo adeegsanaya arrimo kale taasoo sababtay in wadanka ay ka jirto caqabad dhinaca shidaalka ah.
Hasa ahaate madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa shalay saxiixay in 34 bilyan oo shilin la soo saaro si loogu wareejiyo shirkadaha ka ganacsada badeecooyinka shidaalka.