32 qof oo lagu dilay Qaza 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay

0
363

Wasaaradda caafimaadka ee Qaza ayaa sheegtay in 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay weerarrada Israa’iil ay ka wado Qaza lagu dilay 32 ruux.
Duqeymaha ayaa lagu dhaawacay 139 qof oo dheeraad ah.
Tan iyo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii hore , duqeymaha Israa’iil ee Qaza waxaa ku dhintay in ka badan 37,658 halka la dhaawacay 86,237 qof oo kale.