Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa diiwangalisay kisias dhan 3,286 oo COVID-19 ah ka dib markii baaritaano lagu sameeyay dheecaan dhan 11,703 24-kii saac ee la soo dhaafay.
Heerarka caabuqa ayaa dalka waxaa uu maanta maraya boqokiba 28.1% .
Ismaamulada laga helay xaaladaha maanta Nairobi (1,176) Nakuru (237), Mombasa (187), Kiambu (133) iyo Nyandarua (127).
Migori 122, Nyeri 115, Uasin Gishu 114, Siaya 110, Bungoma 87, Kisumu 86, Kakamega 76, Laikipia 61, Makueni 54, Tharaka Nithi 52, Kilifi 52, Murang’a 44, Busia 33, Baringo 32, Kajiado 32, Kisii 31, Meru 29, Kitui 27, Kirinyaga 25, Narok 23, West Pokot 23, Kwale 20, Homa bay 20, Embu 20, Bomet 19, Garissa 18, Kericho 18, Taita Taveta 16, Vihiga 14, Trans Nzoia 11, Elgeyo Marakwet 9, Nandi 7, Machakos 7, Marsabit 6, Mandera 4, Turkana 4, Wajir 4 iyo Nyamira 1.
260 bukaan ah ayaa ka soo kabsatay xanuunka tan ayaana bogsashada guud ka dhigaysa 251,223 .
Halka afar qof ay u geeriyoodeen COVID 19 24-kii saac ee la soo dhaafay.
Dhimashada guud ayaa tan ka dhigtay 5,376.