DHAGEYSO:Shacabka ismaamulka Garissa oo loogu baaqay inay qaataan talaalaka Covid-19

0
711

Agaasimaha guud ee waaxda caafimaadka ee ismaamulka Garissa Xasan Canshur ayaa dadwayanaha ugu baaqay inay qaataan tallaalka cudurka COVID19 si looga hortaga faafitanka cudurkan calamka samaynta adag ku yeeshay.