DHAGEYSO:Dadka aan weli qaadan tallaalka COVID-19 ee Mandera ma laga xayiray adeegyada?

0
551

Dadweynaha ismaamulka Mandera ayaa ka hadlay sida dowlad deegaankaasi uu uga dhaqan galay go’aankii wasaaradda caafimaadka ee ahaa in dadka aan qaadan dawooyinka tallaalka ee COVID-19 aynan heli doonin adeegyada muhiimka ah.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa faahfaahinaya