Hay’adda Save the Children oo sheegtay in la waayay 2 ka mid ah shaqaalaheeda Myanmar

0
367

Hay’adda badbaadada carruurta ee Save the Children ayaa sheegtay in ilaa iyo hadda aan meel lagu ogeyn labo ka mid ah howlwadeenadeeda ka shaqeynayay dalka Myanmar.
Saraakiishan ayaa markii ugu war dambeysay ku sugnaa gobolka Kayah.
Shalay oo ay taariikhdu ahayd 25-kii bishan Diseembar ayaa la waayay labada howlwadeen.