300 oo qof oo lagu dilay Mariupol

0
302

Saraakiil maxalli ah ayaa sheegaya in duqeyn ay dowladda Ruushka toddobaadkii hore ka gaysatay magaalada Mariupol lagu dilay 300 oo qof.
Weerarka ayaa lala eegtay xarun tiyaatar ah.
Halkaasi ayaa waxaa gabbaad ka dhiganayay dad doonaya inay ka badbaadaan adeegsiga bambooyinka.
Xukuumadda Moscow ayaa gudaha Ukraine howlgallo militari ka wado tan iyo 24-kii bishii hore.