Garoonka diyaaradaha Dagmada ceelwaaq ee ismaamulka mandera ayaa si kumeel gaar ah looxiray ilaa iyo 3 bisha January 2022.
Shillow Abukar oo ah maamulaha shirka diyaaradaha ee Shillow oo la hadlay warbaahinta Star ayaa sheegay in sababtii garoonka diyaaradaha ceelwaaq loo xiray dib u dayactir lagu samaynayo owgeeda .
Waxaa uuna dadweynaha u sheegaya in diyaarada ka soo duusha Nairobi ay caga dhiganayso Takaaba ee dowlad deegaanka Mandera.
Dadweynaha ayuuna ka raali galinaya hakinta hawlihii ka socday cilada garoonka diyaaradaha ee Ceelwaaq.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Garoonka diyaaradaha Dagmada ceelwaaq ee ismaamulka mandera oo si kumeel gaar ah...




