DHAGEYSO:Xildhibaano ka soo jeeda Garissa oo la kulmay Wasiir Matiangi

0
709

Xildhibaano ka soo jeedo ismaamulka Garissa ayaa la kulmay wasirka arimaha gudha e Dalka Fred Matiangi si ay olaga hadlaan si dadka Kenyanka ah e faraha qaxootiga galay ay u heli lahaayeen sharciga Dalka.
Xildhibaanda la kulmay wasiirka arimaha gudaha ayaa waxa kamid ahaa Xildhibaanka laga soo doortay kursiga Baarlamanka e FAFI Cadbikarim Cismaan o idaacada STAR FM faa faahin ka siiyay shirka ay la qaateen Matiangi.