DHAGEYSO:Shirka ansaxinta istaraatiijiyadda horumarinta beeraha Soomaaliya oo la daahfuray

0
366

Wasiirka wasaaradda beeraha iyo waraabka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid ayaa maanta furay shirka ansixinta istaraatiijiyadda horumarinta beeraha.
Xilli uu hadal kooban ka jeediyay halkaasi ayuu wasiirku faahfaahin ka bixiyay ujeedada laga leeyahay geeddisocodkan.