Wasiirka wasaaradda caddaaladda dowladda Fedraalka Soomaaliya C/qaadir Maxamad Nuur ayaa sheegay inay dowladda Soomaaliya ku waafaqsanayn warbixin dhawaan la soo saaray oo looga hadlay heerka Musuqmaasuqa wadankaasi kaas oo la sheegay inay ka mid yahay dalalka ugu musuqmaasuqa badan caalamka.
Wasiirka ayaa sheegay in hay’adda hufnaanta caalamiga ah ee international transparenty aysan Soomaaliya la soo xiriirin xilligii ay warbixintan diyaarinaysay taasina ay muujinayso inaysan xog dhamaystiran Soomaaliya ka hayn.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo dhaliishay warbixin lagu sheegay in kaalimaha hore kaga jiraan...