DHAGEYSO:Maalinta naafada adduunka oo laga xusay xeryaha Dadaab

0
332

Waxaa maanta xeryaha qaxootiga ee Dadaab oo ka tirsan ismaamulka Garissa lagu qabtay xuska maalinta adduunka ee dadka naafada ah oo sanad kasta loo dabaal dego 3-da bisha Diseembar.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray.