DHAGEYSO:Kansalihii hore ee Fafi oo hoggaamiyayaasha ugu baaqay inay caawiyaan bulshada

0
381

Kansalihii hore ee deegaanka Fafi Noor Bare Cali ayaa hogaamiyayaasha ismaamulkaasi ugu baaqay inay caawiyaan shacabka ay abaartu saameysay.