Guddiga doorashada maamulka Galmudug ayaa shaaciyay in maalinta burrito ah ay qaban doonaan doorashada labo kursi oo ay ku tartami doonaan Musharaxiinta doorashada xildhibaanada Golaha Ghacabka.
Doorashadan ayaa waxaa lagu qaban doonaa magaalada Dhusamareeb ee caasimadda Galmudug.
Labada Kursi mid ka mid ah waxaa hadda doonaya in uu qaato taliyaha KMG ah ee NISA.
Kursiga labaad ayaa waxaa u tartamaya shaqsiyaad uu ka mid yahay Xuseen Iidow kaasoo ku fadhiyay afartii Sano ee lasoo dhaafay.